Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyn ee Xarunta Gobolka Hiraan ayaa sheegaya in halkaas ay gareen qoysas kasoo barakacy abaaraha ka taagan gobolka Mudug kuwaas oo sameeyay dadka iyo duunyada.
Qaar kamida dadkaan ayaa waxa ay gareen degmada Xamaas ee Gobolka Hiraan waxana lasoo shegayaa in ay haatan u baahan yihiin gurmad bini aadanimo.
Mid kamid ah hoyooyinka halkaas gaaray ayaa ka warbixisay xaalad-da ay hadda ku sugan-yihiin iyo in wali ay gar-gaar helin,iyada oo ka dalbatay bulshada Soomaliyed in ay soo caawiyaan.
Halkaan ka dhageyso