Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta golaha barlamaanka ka horjeediyey barnaamijka xukuumadiisa Muqdisho, 09, may, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...
Read moreHalkaan Ka Dhageyso: Warka Habeen ee Radio Dalsan 09-05-2015 By Hassan Ali Gesey Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre
Read moreAfhayeenka Ciiddanka Uganda, Kolonel Paddy Ankunda ayaa sheegay inay Ciiddanka bilaabeen Olole lagula dagaalamayo Xag-jirnimadda iyo inay Dhallinyarradda ku biiraan...
Read moreHadal qoraal oo ka soo baxay Ciiddanka Badda ee dalka Britain ayey ku sheegeen inay ku0dhawaad 100 Tahriibayaal ah ka...
Read moreGaari nooca dusha furan ee Pick Up ayaa la sheegay inay Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab saakayto ka qafaasheen Deegaanka Mandheera...
Read moreMadaxweyne Ismail Omar Gelle ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu maanta siiyey Wakaalladda Wararka ee AFP, wuxuuna...
Read moreKulankii ugu horreeyey oo ay abid isku soo hor fariistaan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Maraykanka, Andy Luger iyo Saraakiil ka tirsan...
Read moreBoliska Kenya ee ku sugan Deegaanka Marsabit ayaa sheegay inay xireen 16 dhallinyarro ku sugnaa Masjid, kuwaasi oo ah Culumadda...
Read moreWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 09 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi...
Read moreMuqdisho, Sabti 09 May 2015 : Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey...
Read moreTaliyaha cusub ee Ciiddanka Badda ee dalka Spain, Admiral Alfonso Gomez ayaa la wareegay Hoggaaminta Taliska Hawlgalka Midowga Europe ee...
Read moreDhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abdulkadir Osman...
Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay...
Manama, May 15, 2024 - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, His Excellency Mr. Ahmed Moalem Faqi Ahmed,...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.