Gudoomiye ku xigeenka Leego Xasanow Madayle oo kamid ahaa 23 qof oo ay Shalay Al Shabab qabsadeen ayaa la xaqiijiyay...
Read moreWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Read moreAfhayeenka Milliteriga dalka Burundi, Colonel Gaspard Baratuza ayaa ka hadlay Khasaarihii soo gaaray Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka...
Read moreHadal Qoraal oo uu soo saaray Afhayeenka QM ayaa sheegay inuu Ban Ki-moon si xoog leh u cambaaraynayo weerarkii lala...
Read moreHadal ka soo baxay Madaxa Dacwad-oogaha Kenya, Keriako Tobiko ayaa amray in la so oxiro laana soo maxkamadeeyo Guddoomiyaha Garissa,...
Read moreMadaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Ruto ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirweynaha Caalamiga ee ka socda maagalladda Nairobi ee looga hadlayo Xag-jirnimadda Geeska...
Read moreWakiilka Gaarka ee Ururka Miowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM,Ambassador Maaman Sidikou ayaa si kulul...
Read moreTaliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Bionett ayaa sheegay inay 48 qof oo shisheeye lagu kala qabtay Degmooyinka Gaarisa, Mandheera...
Read moreWaaxda Arrimaha dibedda Maraykanka ayaa si xooggan u cambaaraysay weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab shalay ku qaadeen Saldhigga Ciiddanka Burundi ee...
Read moreHalkaan Ka Dhageyso: Warka Subax ee Radio Dalsan 27-06-2015 By Farxiyo Maxamed Xuseen Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Read moreWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay waajib tahay in Soomaalidu ay is-garab istaagaan...
Read moreMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abdulkadir Osman...
The Director General of the Immigration and Citizenship Agency of the Federal Republic of Somalia, Ahmed Said Mohamed and his...
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Madaxtoyada Galmudug ku so dhaweyay wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Amniga Gudaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.