Al Shabab oo Dishay Gudoomiye Ku Xigeenkii Leego

Gudoomiye ku xigeenka Leego Xasanow Madayle oo kamid ahaa 23 qof oo ay Shalay Al Shabab qabsadeen ayaa la xaqiijiyay in Kooxda ay dishay.

Waxa ay ilo Wareedyo dalsan La hadlay ay sheegeen in Ninkasi la toogtay balse Waxa jira Warar kale oo sheegaya in Al Shabab ay gowraceen Gudoomiye ku xigeenka,lkn Dalsan weli ma xaqiijin karto sheegashadasi.

Al Shabab ayaa shalay ka qabsatay Deegaanka Leego ku dhawaad 23 ruux oo u  badan askarta Dowlada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor