Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Cabdiraxmaan Cabdi Raage, waxaana xilkaas uu u Magacaabay Mukhtaar Maxamed Cabdulle.
Hoos ka akhriso Waregtada kasoo baxday Xafiiska Cali Guudlaawe