Bayer Leverkusen oo garaacday Atletico Madrid + Sawiro

Atletico Madrid  oo dadaal badan samaysay ayay haddan ku waxaa ay awood u yelan weysay in farxada kala soo hoyato kooxda Germany Bayer Leverkusen.

Daqiiqadii 57’aad  Hakan Calhanoglu ayaa  dhaliyay gool looga adkaaday kooxda spain ka socota .
lugta labaad ayaa ka dhici doonta garoonka kooxda  Atletico Madrid.
 tiago-atletico-madrid
B-tqQsmXIAAQ4rv

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor