Inkastoo ay Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug shalay wada saxiixeen Heshiikii Nabadda ee Gaalkacayo ayaa waxa uu maanta dagaal dhex maray...
Boliska Maraykanka ayaa sheegay inay dileen Sayid Ridwaan Faaruuq oo 28-jir ahaa iyo Tashfiin Maalik oo 27-jir ahayd, kuwaasi oo...
Danjiraha dowladda Federalka Raashiya u jooga dalka Ethiopia, Fesefold Takajenko ayaa sheegay inay Dowladiisa kordhinayso Xiriirka dhinaca Ammaanka ee ay...
Muwaadinkaasi oo 18-jir ah ayaa waxa horey loogu xukumay xabsi hal sanno ah, kadib, markii isagoo ku jira Xeradda lagu...
Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Boinett ayaa sheegay inaysan jiri doonin fasaxa dabayaaqadda sannadkan, isla markaana ay jiraan shaqooyin...
Guutadda 14-aad ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ahaa Hawlgalka AMISOM ayaa dib ugu laabtay dalkooda hooyo, kadib, markii ay...
Warka Subaxnimo Waxa soo jeedineysa Wariye Farxiyo Maxamed Xuseen
Ilaa 3 Gantaal ayaa la xaqiijiyey inay Diyaarado nooca Droneska xalay la beegsadeen goobo ay Dagaalamayaasha Alshabaab kaga sugnaayeen gudaha...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee magaalada Gaalkacyo ay...
Ciiddanka Boliska ee La-dagaalanka Argagixisadda ee Britain ayaa la sheegay inay Oogtii hore ee saakayto hawlgalo ka fuliyeen guryo ku...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, geeridii ku...
Hoggaamiye Masjid Maxali ayaa si kulul u naqdiyey Maamulja Dugsiga Grammar School oo Ardayda ku khasbay inay ku tukadaan bannaanka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.