Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Dalsan 28-11-2015
Halkaan Ka Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Dalsan 28-11-2015 by Nuur Cali Faarax Iyo Fartuun Cabdi Cali
Halkaan Ka Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Dalsan 28-11-2015 by Nuur Cali Faarax Iyo Fartuun Cabdi Cali
Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray in Labo Jihadistayaal British ah isbuucan lagu dilay dagaal...
Maxkamaddaasi oo ay Xarunteeda dhexe ku taallo magaalladda Strasbourg ee W/bari dalka Faransiiska ayaa ku amaratay dowladda Malta inay magdhow...
Mogadishu, 28 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Warar kala duwan ayaa waxay ka soo baxayaan Dagaalladda weli ka socda magaalladda kala qeybsan ee Gaalkacayo. Ilo dhinaca Galmudug...
Maleeshiyooyinka Puntland iyo kuwa Galmudug ee isku hor fadhiyey magaalladda kala qeybsan ee Gaalkacayo ayaa lagu soo waaramayaa inuu saakayto...
Maxkamadda Kingston ee dalka Britain ayaa la filayaa inay bisha soo socoto xukun ku rido nin British ah oo...
Dr. Abdullahi Abdi Yussuf oo Somali ah ayaa laga hakiyey hawlihii shaqo ee uu u qaban jirey Boliska magaalladda Manchester...
Maliki Wakibi oo ah Askari ka tirsan Ciiddanka Uganda ee sannadkii hore ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay...
Maxkamadda magaalladda Sheffield ee dalka Britain waxay xukun 36 sanno ah ku riday Nin Somali ah oo lagu magacaabo Jaamac...
Warka waxa si wada jir u soo jeedinaya Fartuun C
We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.