Amaanka Xarunta Dugsiga tababarka gen,kaahiye ee Magaalada muqdisho ayaa aad loo adkeeyay,weaxaan lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Booliis iyo Nabad-Sugid.
Dugsiga tababarka gen,kaahiye ayaa waxaa maanta ka furmi doona kulanka Baarlamanka 10,aad waxana furi doona Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,sida uu qabo dastuurka dalka Soomaaliya.
Xildhibaanada labada Aqal iyo waliba Xubo hordhac u ah wafdiga Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Qodobo dhowr ah ayuu madaxweyne Farmaajo,maanta ka jeedin doonaan kulanka Baarlamaanka iyada ooxogta ay heleyso Dalsan ay sheegeyso in uu ka ahdli doono arimo ay ka id yihiin hehsiiskii Imaaradka ee Dekadda Berbera iyo sidoo kale arinta khilaafka Wadamada Khaliijka iyo Go’aankii ay ka qaadatay dowaldda Soomaaliya.