Warar Idaacda Dalsan ay ka heleyso gobalka Galgaduud gaar-ahaan magaalada Dhuusomareen ayaa sheegay in gelinkii hore ee manta maamulka la la magac baxay Gobalada Dhexe ee Ahlusuna in Wadaado Tabliiqa ay ku riren Dhuuso Mareeb.
Lama oga tira ahaan inta ay la’egyihiin Tabliiqa ay xireen lkn dad ku sugan magaalada ayaa u Xaqiijiyaya Dalsan Fm: in uu  jiro xaraga waxaana aya diideen in ay bixiyaan faahfaahin intaa ka badan sabab la xiriirta Amnigooda sida ay hadalka u dhigeen.
Masuuliyiinta Maamulka  Ahlusuna Aljamaca oo aanu la xiriirnay kama jawaabin wararka la xiriira Wadaadada Tabliiqa ah ee ay ku xirixireen magaalada Dhuuso-mareem ee xarunta gobalka Galgaduud.