• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Aadan Barre Ducaale oo si kulul uga hadlay khilaafka Dowladda & Dowlad Goboleedyada

Bilan Media by Bilan Media
November 2, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xilidhibaan Aaden Barre Ducaale oo ka tirsan barlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay in loo baahan yahay in mas’uuliyiinta Soomaaliya ay u midoobaan sidii ay dalkooda uga saari lahaayeen jahawareerka iyo isjiidjiidka siyaasadeed ee muddaba taagnaa.

Hadalkiisa ayaa waxa uu imanayaa xilli kala qeybsanaan baahsan ay ka dhex jirto madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo madaxda maamul goboledyada dalka, kuwaas oo bilihii ugu dambeeyay hawada isu marinayay hadalo ad adag.

Dhinacba dhinaca kale ayuu ku eedaynayaa inuu hurinayo xiisadda haatan taagan, oo madaxda federaalku waxa ay ku eedaynayaan madaxda maamul goboleedyada inay faraha kula jiraan siyaasadda arrimaha dibadda halka maamul goboleedyaduna ay ku doodayaan in dowladda dhexe ay ku mashquulsan tahay arrimaha gudaha ee maamul goboleedyada.

Haddaba xildhibaan Aaden Barre oo ah siyaasi laga soo doorto magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya inuu u damqanayo walaalihii Soomaaliya, ayna wanaagsan tahay in madaxda dalkaasi ay u midoobaan danta dalkooda hooyo “Waxaa talo iga ah in madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyadu ay heshiiyaan, una daneeyan waqti walbo duruufaha shacabka iyo dalka oo ay iyagu dhexdooda aanay isku soo noqon”.

Aaden Barre ayaa dhanka kale sheegay in nabadgelyo iyo xasillooni Soomaaliya ka dhacda ay dan ugu jirto dhammaan dadka Geeska Afrika, taasna ay fursad u siin doonto in shacabka Soomaaliyeed uu soo ceshto sharaftii iyo sumcaddii uu Afrika ku dhex lahaa.

Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in labada dhinac ay isu samraan “taasna waxaan leennahay weliba odayga ugu sarreeya waa Madaxweynaha ee, ayaa la rabaa in uu u dulqaato ragga madaxda ka ah dowladd goboleedyada” ayuu yiri xildhibaan Aaden Barre Ducaale oo la hadlay BBC-da.

Siyaasigan ayaa waxa uu sheegay in arrintan ay ku dhalisay culeyska uu leeyahay khilaafka aan xalka laga gaarin ee mudaba ka taagnaa Soomaaliya maadaama uu yahay siyaasi Soomaaliyeed talana ka dhiiban karo arrimaha cakiran ee haysta walaalihii.

Xildhibaan Aaden Barre ayaa dhanka kale sheegay in xukumadda Kenya ee uu isagu ka mid yahay madaxda ugu sarsareysa ay mar walba ka go’an tahay inay la shaqeyso dowladda federaalka ee Soomaaliya si xal waara looga gaaro dhibaatada sanadaha badan dalkaasi ka tagneyd.

XIGASHO BBC SOMALI

Previous Post

Duqii degmada Baladweyne oo sirasmi ah xilka looga qaaday

Next Post

Soomaali u tartameysa Aqalka Koongareeska Maraykanka

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Next Post

Soomaali u tartameysa Aqalka Koongareeska Maraykanka

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

by Dalsan Editor
May 18, 2025
0

Mogadishu, Somalia – At least 10 people were killed and dozens more injured on Sunday in Somalia’s capital, Mogadishu, after...

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

by Ilhaan
May 18, 2025
0

 Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed...

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
May 18, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in Taliyihii ciidamada Macaawisleyda gobolkaasi, Cabdi Yuusuf Salaad (oo loo yaqaanay Cabdi...

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

by Liban
May 18, 2025
0

MOGADISHU – In a significant step towards revitalizing Somalia’s health sector, the Federal Ministry of Health and Human Services, in...

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
English News

10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity
English News

Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported
English News

Suicide Bombing Targets Army Recruitment Center in Mogadishu: Multiple Casualties Reported

May 18, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 10 Killed in Mogadishu Suicide Bombing Targeting Army Recruits
  • DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
  • Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
  • Somalia and Italy Launch Executive Master’s Program to Build Healthcare Leadership Capacity

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00