Ilaaladda Xeebaha iyo Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay kordhiyeen Hawlgallada lagu soo qabanayo Tahriibayaasha sida sharci-darradda uga ...
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magacaabay Danjireyaasha Dalka Soomaaliya u fadhin doona Wadamadda Turkiga iyo Mareekanka. ...
The President of federal republic of Somalia has nominated new ambassadors to United States and Turkey. Former UK ambassador and ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweyne Jamhuriyadda ...
The chairman of Kenya house of Senate National Security and Foreign Relations committee has said that his government is working ...
Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee dalka Kenya iyo Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Kenya iyo madax kale oo ka tirsan Barlamaanka ...
Madaxa Waaxda Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Taageeridda Hawlgalladda Nabadda, Bam Sivuyille iyo Taliyayaasha Sarsare ee Ciiddanka Uganda ayaa arrinkaasi ...
Khabiirka Madaxa Bannaan ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee dalka Somalia,Bahame Mukirya Nyanduga ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii ...
Halkaan Ka Dhageyso: Warka Subax ee Radio Dalsan 03-06-2015 By Fartuun Cabdi Cli Iyo Farsamadii Hasaan Alasow Borre
Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo siyaasiyiin ka tirsan Beesha Waceysle ayaa maanta shir gaar ah waxay ku yeesheen Magaalada ...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay furitaanka wejiga ...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.