Xisbiga Wadajir ayaa war kasoo saaray shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Dhuusamareebn waxaana xisbigu uu caddeeyay Mowqifkooda ku aaddan shirkaas.
Warqad kasoo baxaday Xisbiga aya lagu sheegay in aragtida xibiga ay tahay in saamileyda siyaasadeed ee dalka heshiis ay ku gaareen doorasho xiligeeda ku dhacdo, laguna wada qanacsan yahay.
Sidoo kale heshiiska ayay ku timaameen mid qabyo ah oo ay ka maqan yihiin Maaamulada Puntland iyo Jubbaland, waxaana sidoo kale uu sheegay xisbigu in saamileyda siyaasadda aysan u dhammeyn wixii jasoo baxay shirkii Dhuusamareeb.
Hoos ka aqriso WARQADDA Xisbigu soo saaray