Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibada ee xukuumadda Soomaaliya Khaalid Cumer Cali, ayaa idaacadda Dalsan u sheegay in maanta uu u tartami lahaa Kursiga aqalka hoose ee magaalada Baydhabo balse laga musuq maasuqay kursigiisa.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in isagoo sugay in tar-tanka uu ka war helay in qof kale uu u tartamayo kursigiisa.
Halkaan ka dhegeyso