Dhegeyso: Xildhibanada la weeraray gurigeed oo ku yaala Muqdishu

Xildhibaanad Caasha Maxamed Warsame, ayaa sheegay in guri ay ka degantahay xaafadda Tarbuunka ee degmadda Hodan ee Magaaladda Mogadishu, ay soo weerareen rag hubeysan.

Halkaan ka dhegeyso wareysiga

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor