Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Kulamo Kula Qaadan Doona Buur Hakaba Dadka Shacabka

Xubno badan oo ka tirsan Golaha Wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan kula leh Bulshadda Rayidka ee ku nool Buur Hakaba Degmadasi.

Kulankasi waxa looga hadli doonaa Xaaladda Nolosha Dadka ku nool Degmadda Buur Hakaba.

Wafdiga Golahasi Wasiiradda ee Maamulka Koonfur Galbeed waxa ay kormeer ku tageen Iskuulaad,Cusbitaalo iyo Goobo kale.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor