Nin dad ku dilay Mowlac ay Suufiyiinta ku leeyihiin Pakistan oo la xiray.

Sarkaal ka tirsan Boliska oo la hadlay Telefishinka Aljazeera yaa sheegay inuu isa soo dhiibay Cabdul Waxiid oo Khaadum ka ahaa Mowlac ku yaalla Gobalka Punjab, kadib markii uu dilay 20  ka mid ah Xertiisa.

Khaadumka ayaa la sheegay inuu dadkaasi dilay saqdii dhexe ee xalay, isagoo la dhacay Tooreey iyo Bud ilaa ay ka geeriyoodaan, waxnana Mowlaca laga soo hely maydadka 20-qof oo 3 ka mid haween ahaayeen.

Boliska ayaa sheegy inuu shilkaasi ka dhacay Tuullo yar oo lagu magacaabo Jaak 95 ee duleedka Degmdda Sarghoda oo 160-KM dhanka Galbeed kaga toosan magaalladda Lahoor.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media