Waxaan hadda helnay falcelin dheeri ah oo ka timid Ruushka ka dib markii UK ay sheegtay inay ku biiri doonto Mareykanka oo ay Ukriane u soo diiri doonto hababka gantaalada riddada dheer.
Wasiirka arrimaha dibadda Sergei Lavrov ayaa sheegay in ciidamadiisu ay arrintan ka jawaabi doonaan iyagoo dib u riixaya ciidamada Ukraine.
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka ayaa sheegay in ay dib u riixi doonaan ciidamadda Ukraine inta ay reer galbeedka wadaan in hubka riddada dheer usoo diraan Ukraine.