Wariye MM Macalin oo Nairobi Ku Geeriyooday

Allaha u naxariisto Waxaa hadda ku geeriyooday Dalka kenya wariye Maxamed Maxamuud Macalin oo loo yaqiinay MM Macalin.

Wariye MM ayaa dhawaanahan ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.  .

Mm Macalin  waxaa uu ka tirsanaa wariyayaasha ka howl gala Warbaahinta qaranka muddo dheer.
ALLAHA U NAXARIISTO

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor