• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 18, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(WARBIXIN): Milliteriga Maraykanka oo xoojiyey Weerarada Qarsoodiga ee ay ka fuliyaan Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 16, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wargeyska The New York Times ayaa shalay qoray in Maamulka Madaxweyne Barack Obama aad u xoojiyeen Dagaalka Qarsoon ee ay sannadihii la soo dhaafay ka fulinayeen gudaha dalka Somalia.

Hawlgalkaasi ayaa la sheegay in loo adeegsado Ciiddanka Maraykanka ee fuliya Hawlgalladda Khaaska, Duqeymaha, Qandaraaslayaasha Qaaska iyo Isbahaysiga Afrikaanka qeybta ka ah Dagaalka ay kula jiraan Xarakadda Alshabaab, waa sida uu qoray Wargeyska The New York Times oo soo xigtay Saraakiil Maraykan iyo kuwo Afrikaan iyo Goobjoogayaal Caalami ah oo aan magacyadooda la shaacinin.

Boqolaal Askar Maraykan ah ayaa haatan Saldhigyo ku leh gudaha Somalia, waana Joogitaankii ugu ballaarnaa ee Ciiddanka Maraykanka, tan iyo markii Milliteriga Maraykanka laga wada saaray Somalia, kadib, markii dagaal lagu dilay 18 Askari oo Maraykan ah iyo Burburkii Diyaaradii Black Hawk Down sannadkii 1993-kii.

Wargeyska The New York Times waxa uu sii qoray in Saraakiisha Maraykanka sheegeen inay Aqalka Cad  si tartiib ah u kordhisay Amarka Madaxweyne Obama sidii Ciiddanka ka jooga gudaha Somalia loogu oggolaan lahaa inay qaadan Weeraradda Diyaaradaha si loo badbaadiyo Ciiddanka Maraykanka iyo kuwa Hawlgalka AMISOM ee dagaalka kula jira Xarakadda Alshabaab.

Ku-dhawaad 200 ilaa 300 Askar Maraykan oo fuliya Hawlgalladda Gaarka (U.S. Special Operations troops) ayaa ku sugan gudaha Somalia, sida uu qoray Wargeyska The New York Times, kuwaasi oo Wada-shaqeyn la leh Ciiddanka Soomaalida iyo kuwa AMISOM. Siiba Askarta Kenya iyo kuwa Uganda.

Sarkaal Sare oo ka tirsan Milliteriga Maraykanka ayaa sheegay inay Ciiddankaasi Isbahaysiga ay bishiiba qaadaan in ka badan Tobaneeyo Hawlgall oo isugu jira Dhulka iyo Duqeymaha loo adeegsado Diyaaradaha La-hago ee Droneska.

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon ayaa sheegay inay sannadkan 2016-ka gudaha Somalia ka fuliyeen 13 Hawlgal Dhulka ah iyo Duqeymo Cirka, iyadoo Duqeymahaasi lagu dilay Dad Rayid ah iyo Dagaalyahano Alshabaab, waa sida uu daabacay Wargeyska The New York Times.

Warbixintan ayaa soo baxday iyadoo Nidaamka Kombiyuutarka laga hago Droineska Maraykanka cillad weyn qabsatay, taasi oo sababtay inay Droneska fuliyaan Weeraro Qaldamay, sida kii dhawaan ka dhacay duleedka Gaalkacyo, laguna dilay 22 Askari oo ka tirsan Maamulka Galmudug.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Hillary Clinton oo Cambaaraysay Qorshihii la Fashiliyey ee lagu qarxin lahaa Masjid iyo Dhismo ay Dad Somali deggan yihiin.

Next Post

(FAALLO): Shan sanno kadib, Hawlgalka Ciiddanka Kenya ku soo galeen gudaha dalka Somalia ma Fashil mise Guul ?

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda
Warar

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

May 17, 2025
Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Next Post

(FAALLO): Shan sanno kadib, Hawlgalka Ciiddanka Kenya ku soo galeen gudaha dalka Somalia ma Fashil mise Guul ?

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion

by Dalsan Editor
May 17, 2025
0

Mogadishu, Somalia – 17 May 2025 – The National Communications Authority (NCA) hosted a full-day training and adoption event in...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

by Dalsan Editor
May 17, 2025
0

Muqdisho, Soomaaliya – 17 May 2025 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad wacyigelin iyo tababar...

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

by Ilhaan
May 17, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey meertada 34-aad ee shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta...

Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

by Liban
May 17, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – Uganda's Deputy Chief of Defence Forces, Lt. Gen. Sam Okiding, arrived in Mogadishu today on an official...

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion
English News

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges
English News

Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya
English News

Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion
  • Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
  • Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
  • Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00