(Warbixin )Farmaajo oo 30,000 oo Qoyskiisa Hadiyad ahaan Loogu Keenay ku wareejiyey Gudiga Gurmadka

Madaxweyne Farmaajo ayaa $30,000 oo lacag ah oo hadiyad ahaan loogu keenay qoyskiisa ku wareejiye Guddiga abaaraha. waxaana guddiga ku wareejiye RW kheyre oo hadda si toos fadhiya SNTV.

Lacagtan ayaa  ah tii labaad ee uu gudiga ku wareejiyo Madaxweyne Farmaajo , Shikh Nuur Baarud oo hada live ka ah SNTV aya ka gudoomay madaxweynaha

Dhinaca kale TV SNTV wax had live u fadhiya Ra´sal wasaare Kheyre oo isna yaboohga lo sameynayo abaaraha ka qeybgalaya

Madaxweynaha  Farmaajo ayaa xiligi uu musharaxa ahaa wuxu Guddiga ku wareejiye $30,000 doollaar.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor