Qarax xooggan ayaa goordhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxaan jugtiisa laga maqlay degmooyinka ka tirsan gobolka Banaadir iyada oo warar kala duwani ay kasoo baxayaan.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel ku dhow Suuqa Beerta ee degmada Waabari ee ggobolka Banaadir,ilaa iyo hadsaba lama oga khasaaraha ka dhashay.
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa gaaray goobta ay wax ka dhaceen waxaana la xiray wadsooyinka soogala.