Ahlu-sunna oo AMISOM ku eedeeyay in ay qayb ka yihiin dagaalka ka socda Guriceel

Xoogagga Ahlu-sunna ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray xaaladaha kasoo cusboonaaday Gobolka Galgaduud iyo dagaalka kasoo cusboonaaday Magaalada Guriceel.

War-Saxaafadeedka kasoo baxay Ahlu-sunna ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidanka AMISOM ay qayb ka yihiin dagaalka, iyagoo eed culus u jeediyay Dowladda Soomaaliya.

Hoos ka akhriso  War-saxaadeedka