Caawa waxaa laga dareemay Muqdisho ama guud ahaan dalka Soomaaliya in Bisha ama Dayaxa Qeyb ka mid ah ay sii madoobaaneyso,
Mudo Daqiiqado ka hor ayaa la dareemay madoobaadka Bisha,waxaana muqdisho qeybo ka mid ah isugu soo baxay Shacab farabadan kuwaas oo sameynaya Alla bari.
Masaajidyada qaarkood ayaa haatan laga Akhrinayaa Quraan,iyada oo Culumada qaarkood ay duceynayaan.
Sheekh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culumada Soomaliyeed ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay iscafiyaan
Allaahu Akbar Allaahu Akar.
Sawirro