Sawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo David Concar oo Muqdisho ku kulmay

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka Soomaaliya u fadhiy dowladda Ingiriiska David Concar

David Concar Iyo Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii dowladda Ingiriiska uga qeyb qaadan laheyd ama u taageeri laheyd Maamulka Hir-Shabeelle oo dhawaan hoggaan Cusub doortay.

Sidoo kale Sfiirk ayaa u balan qaaday Madaxweynaha Hir-Shabeelle in ay ka Go’an tahay taageero dhinac walbo ah in ay siiyaan Maamulka Hir-Shabeelle.

Hoos Ka Daawo Sawirrada