Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmadaas lagu dilay laab haween ah.
Labadan Haweenka ah ayaa lagu dilay Kaamka Booray oo u dhow Bali Abaar oo qiyaastii 13KM waqooyiga uga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.Labadan Haweenka ah ayaa lagu dilay Kaamka Booray oo u dhow Bali Abaar oo qiyaastii 13KM waqooyiga uga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in howlgal la sameeyay Gacanta lagu soo dhigay raggii ka dambeeyay dilak labadaasi haweenka ah.