Deg-Deg: Taliye ka tirsan ciidanka Dowladda oo lagu dilay degmadda Wadajir

Gaashaanlle Xasan Barre Raage oo ahaa taliyaha ciidanka military-gga Afisyooni, ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay xaafadda Nasteexo, ee degmadda Wadir.

Dilka Gaashaanlaha ayaa waxaa sheegtay Xarakadda Al Shabaab ee Soomaaliya.

Ma jirto war kasoo baxay Maamulka degmadda wadajir ee Gobolka Banaadir.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor