Madaxweyne Xasan Sheekh oo U Safray Dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta u ambabaxay Dalka Masar gaar ahaan Magaaladda Sharma El sheekh Ee Dalxiiska Caanka ku ah.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa Tagaya Halkasi,iyadda oo uu Madaxweynaha uu ka qeybgali doono Shirka Jaamacadda Carabta.

Madaxweynaha ayaa laga yaabaa in Dalalkasi uu kala hadlo Taageeradda Soomaaliya ay ku darsan karto Isbaheysiga uu hor kacayo Sacuudiga oo Shalay ka codsaday Dowladda Federaalka iney ka caawiso isticmaalka Hawada iyo Biyaha Soomaaliya.