Xildhibaan Duraan Cali Farey oo ah Mudane ka tirsan Baarlamanka Maamulka Galmudug aya ku baaqay in si degdega loogu gurmado Dadka ku nool Mudug iyo Galgaduud.
Waxa uu shegay Xildhibaanku in Dadka qaarkood ay u dhimanayaan gaajo iyo haraad,hey’adaha Samafalka ayuuna ku booriyay in kaalin ay ka ciyaraan samata bixinta Dadka.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Duraan Cali Farey.