Laba Maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay Beledweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta ay ku wada dagaalamen Xaafada Howl-Wadaag laba maleeshiyo beeled oo halkasi wada degan.

Weli lama ogga khasaaraha rasmiga Ee ka dhashay Dagaalkasi oo sababay dhinaca kale barakac xoogan.

Waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.