UNDP oo Xukuumadda Soomaaliya ku Wareejisay Gawaarida Aan Rasaasta Karin

UNDP ayaa Maanta ku wareejisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gawaarida Nooca aan rasaasta karin.

Gawaaridan waxa ay ahaayeen 5 gaari oo aysan karin Rasaasta.

Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay UNDP Deeqdan Gawaarida.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor