Dhageyso: Sarkaal ka sheekenaya qaabka uu u dhacay iyo qasaraha ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ee warshada nac-naca

Sarkaalkan oo kamid ahaa saraakiisha ku sugneed gudaha xerada ee warshada Nac-naca ayaa Dalsan uga warbixiyay qaabka uu u dhacay weerarka ismiidaamintaa iyo qasaraha ka dhashay.

wuuxna sheegay in ay jirto saraakiil ku dhimatay weerarka iyo kuwo ku dhaawacmay weerarkan maanta ka dhacay warshadii Nac-naca oo hada ah xiro lagu taba-baro ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso codka