Dhageyso: Ahlu Suna oo ka hadahay ururka Al-saaciduuna Bilxaq

kulan ay manta wada qaateen culumada Ahlu Suna Waljameeca ayaa waxa ay uga hadlen urur diimeed dhawaataan ka soo shaacbaxay qeebo kamid ah dalka kaa oo lamagacbaxay Al-saaciduuna Bilxaq.

gudoomiyah guud ee Ahlu Suna Macalin Maxamuud Sheekh Xassan Faarax ayaa ka digay ururkan asagoona sidoo kale baaq udiray dowlada Soomaaliya taa oo qusuusa ururka Al-saaciduuna Bilxaq.

Halkan hoose ka dhageyso codka