Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ayuu Goobjoog Maanta ka ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi halkaas oo uu ku shaaciyay in uu is casilay.
Is casilaadiisa ayaa waxa uu ku sheegay mid Shaqsiyadeed.
Balse Qatar soo baxayay ayaa waxa ay sheegeen in uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha taas oo ku aadaneyd in Wasiirku uu diiday in xilka laga qaado taliyihii Ciidanka Xoogga dalka Ge,Cirfiid oo is a Maanta is casilay