DEG DEG:-Wajiga Koowaad ee Tirinta Codadka doorashada ka socota Jowhar oo bilaabatay

Weli Magaalada Jowhar e Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ka socota doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa 6 Musharax.

Haatan waxa soo gaba gaboobay codeynta Wareega Koowaad,waxana bilaaban doona tirinta Codadka,iyada oo siweyn Ammaanka goobta doorashada ay u xaqiijinayaan Ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle.

Wakiilada lixda musharax ayaa ku sugan Gobta ay yalaan Sanduuqda ay ku jiraan Waraaqaha si ay ula socdaan,waxaana socota tirinta codadka.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Musharixiinta Tartmaya.

1:- Cali Cabdullaahi Cosoble

2:- Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe

3:- Nuur Iidow Beyle

4:- Xuseen Axmed Geelle

5:- Dahabo Xasan Axmed

6:-Dahir Cabdulle Cawaale