DEG DEG: Shirka Madasha wadatashiga Qaran oo Furmay

Shirka madasha wadatashiga Qaran Ee Soomaaliya ayaa goor dhaw ka furmay xarunta Taliska AMISOM Ee Xalane.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa Dalsan u sheegay in Shirka oo la isku mari waayay labadii cisho ee la soo dhaafay uu imminka si rasmi ah u furmay.