DEG DEG: Shaqaale Turki ah oo lagu dilay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Degmada Hodan ee  gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay weerar ku qaadeen raasasna ay ku furen gaari ay la socden shaqaale Turki ah.

Ugu yaraan 2 ruux oo Turki ah iyo Soomaali ah oo uu nin Darawal ah ku jiray ayaa ku dhintay qaar kalena wey ku dhaawacmen sida warar lagu kalsoon yahay ay xaqiijiyen.

Dadkan la beegsaday ayaa ka howlgali jiray Cusbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho sida ay baahisay warbaahinta dowlada.