DEG DEG : Alshabab iyo Ciidamada Dawladda oo Baraawe ku dagaalamaya

Wararka ka imaanya degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose ayaa sheegaya in zaak uu haakaas ka qarxay dagaal u dhaxeeya Alshabab iyo ciidamada dawladda kaas oo ka bilawday duleedka laga soo galo magaalada .

Wariyaheena degmada Afgooye aya soo sheegaya in dagaalka uu bilawday markii ay Shababku soo weerareen bar ay ciidamada ka daganaayeen afaafka magaalada

 

LA SOCO WIXI SO KORDHA.