DEG DEG: Agaasimaha Idaacada Goob Joog oo la xiray

Idaacada Goob Joog FM ayaa goor dhaw xaqiijisay in Saraakiisha xarunta dambi baarista CID ay xiren agaasimaha Idaacada Xasan Maxamuud.

Barta Twitter Idaacada ayaa lagu soo qoray in Xariga agaasimaha Goob Joog uu daba socdo warbixin ay idaacada siideysay.

Idaacada ayaa sido qortay warbixin ay ku sheegayan in agaasimaha idaacada looga yeeray xarunta CID si wax looga weydiiyo warbixin ay idaacada sii deysay.