Idaacada Goob Joog FM ayaa goor dhaw xaqiijisay in Saraakiisha xarunta dambi baarista CID ay xiren agaasimaha Idaacada Xasan Maxamuud.
Barta Twitter Idaacada ayaa lagu soo qoray in Xariga agaasimaha Goob Joog uu daba socdo warbixin ay idaacada siideysay.
#BREAKING: @Goobjoognews Director Hassan Mohamud arrested by CID officers following a story aired by #GoobjoogFm in #Mogadishu
— Goobjoog News. (@Goobjoognews) May 25, 2016
So sorry to hear the arrest of Drector of @Goobjoognews Hassan Mohamud. CID should respect the due process of Justice & release him
— Abdirahman O. Osman (@engyarisow) May 25, 2016
Idaacada ayaa sido qortay warbixin ay ku sheegayan in agaasimaha idaacada looga yeeray xarunta CID si wax looga weydiiyo warbixin ay idaacada sii deysay.