Dagaal xoogan oo Puntland iyo Al Shabab ku dhexmaraya Deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal

Wararka ka imaanaya Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Al Shabab inuu ka socdo Deegaanka Suuj oo oo ku dhaw Degmada Eyl ee gobolkasi.

Dagaalka ayaa la soo sheegaya inuu geystay khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.