Al Shabab oo soo bandhigtay Sawirada Weerarkii Laanta Buuro

Xarakada Al Shabab ayaa baahisay sawiro la sheegay in laga soo qaaday Xarunta Saldhigga Laanta Buuro ee Gobolka Shabeelada Hoose oo qayaastii 40 KM u jirta Magaalada Muqdisho.

Al Shabab ayaa sheegatay in Weerarkasi ay ku dishay ku dhawaad 73 askari kadib markii burburiyen guud ahaan Saldhiggii Ciidamada.

Dowlada Soomaaliya weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin Weerarkan iyo khasaaraha ka dhashay.
yeast laanta brruo vehicles