Maamulada Jubbaland Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Siwdajir ah waxa ay u cadeeyeen in uu fashil u dhamaaday laguna kala tegay shirkii u dhaxeeyey Madaxda Wasaarada Boostada isgaarsiint aSoomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada.
War-Saxaafadeed ay siwadjir ah u soo saareen ayey ku sheegen in Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya uu baalmaray islamarkaana isagoo shirkii Kismaayo socda uu Baarlmaanka wadatashi la’aan horgeeyay Sharciga Isgarsiinta dalka.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka