Madaxweynaha Jmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,oo shalay Gelinkii dambe dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waxyaabihii ugu muhimsanaa ee u soo qabsoomay.
Waxa uu sheegay in dowladda Masar ay kordhineyso Deeqaha Waxbarasho oo ay siiso Soomaaliya,kuwaas oo horay u ahaa kuwa yar.
Sidoo kale waxa uu sheegay in uu la kulmay Culumada ugu waaweyn,islamarkaana ay ka wada hadleen sidii dadka loogu toosin lahaa Driiqa Wanagsan.
Qoraa Cabduqaadir Jakaarta
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha