Akhriso:-Puntland oo gudoomiye u Magacaawday Magaalo uu ka taliyo Maamulka Soomaaliland

Wareegto uu Maanta soo saaray Madaxweyne kuxiegenka Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu Magacaabay Duqa Magaalada laascaanood ee Gobolka Sool,iyada oo shaqadii laga joojiyey duqii hore ee degmadaas Cabdale Xaaji Warsame.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Duqa Magalada laascaanood  loo Magacaabay Cabdi Qani Makhtal oo mar ahaa Wariye basle haatan ka mid ahaa Siyaasiyiinta Puntland,waxana xusid mudan in Magalada laascaanood uu ka taliyo Maamulka Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista duqa Magalada laascaanood.