Maamul-gobaleedka Galmudug ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Dagaalka Ciiddanka Galmudug iyo kuwa Puntland maanta ku dhex maray gudaha ย magaalladda Gaalkacyo.
Dagaalkaasi ayaa yimid, iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland dhawaan saxiixseen Heshiis Xabbad-joojin oo ay Dowladda Imaaraadka garwadeenka ka ahayd.
HALKAN KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA GALMUDG :
ยฉRadio Dalsan