Iyadoo ay Ciiddanka Puntland iyo kuwa Galmudug maanta ku dagaalameen gudaha magaalladda Gaalkacyo ayuu Madaxweynaha Puntland soo saaray War-saxaafadeed ku aadan Dagaalkaasi.
Waxa uu ku baaqay in la joojiyo Dagaalka, lagana shaqeeyo Taaba-gelinta Heshiiskii Xabbad-joojinta ee laga gaaray Dagaalkii Gaalkacyo.
HALKAN KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA MAAMULKA PUNTLAND. :
©Radio Dalsan