Madaxtooyadda Puntland ayaa maanta soo saaray War Saxaafadeed ay kaga hadleen xiisadda colaadeed ee ka taagan magaalladda Gaalkacayo.
War Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay Dowladda Federalka ku taageerayso Galmudug dagaalkaasi, isla markaana loo soo daabulay hub badan oo laga dejiyey Koonfurta Gaalkacyo, waa sida hadalka loo dhigay.
HALKAN KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA MAAMULKA PUNTLAND: