Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada oo Dhuusamareeb gaaray

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir  oo ay wehliyaan wasiirada waxbarashada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ayaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug,

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa halkaas si weyn loogu soodhweeyay, waxaana labada maalmood ee soo aaddan Dhuuasamreeb ka dhacayo shir wadatashi ah oo ku saabsan waxbarashada dalka.

Wafdiga Wasiirka waxaa garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiirka Waxbarashada Galmudug, masuuliyiin iyo qeybaha Bulshada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply