Boliska dalkaasi ayaa sheegay in ugu yaraan hal nin lagu dilay Xeradda Caynul-Xilwa, halka 3 qof oo uu ka mid ahaa ilmo yar lagu dhaawacay.
Xeradaasi waxaa inta badan ku dagaalama Kooxo hubeysan oo ka mid ah Qaxootiga reer Falastiin ee wada deggan Xeradda Caynul-Xilwa ee magaalladda Xeebta leh ee Sidoon.
Iska horimaadka ayaa la sheegay inuu ka dhashay Halgan dhinaca Maamulka Xeradaasi oo u dhexeeyo Koox tageersan Jabhadda Fatax iyo koox kale oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin Daacish iyo Alqaacida.
©Radio Dalsan